Jump to content

Dowladaha baldiiqa

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 00:22, 31 Diseembar 2015 ee Ismail4all (wadahadal | ku darsasho)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
sadexda dowlad ee baltiiqa

Dowladaha Baldiiqa (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : The Baltic states) waa magac loo yaqaan sadex dowlad oo ka mida wadamada yurub, oo kala ah Estoniya[1], Latfia[2] iyo  Lithuania[3], hore waxaa uga mid ahaa finland hase yeeshee way ka baxday,

dowladaha baldiiqa ayaa saaran bada baldiiqa oo ah qayb ka mida bada woqooyi, magaca dowladahaas ayaa waxaa keenay badaas baldiiqa oo loogu magac daray,

 sidoo kale eg

[wax ka badal | wax ka badal xogta]