Jump to content

Alifbeetada Kiriiliga

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 11:42, 21 Luuliyo ama Luulyo 2022 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Migrating 1 interwiki links, now provided by Wikidata on d:Q8209)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
А, Б, В, Г, Д, Е, Ё, Ж, З, И, Й, К, Л, М, Н, О, П, Р, С, Т, У, Ф, Х, Ц, Ч, Ш, Щ, Ъ, Ы, Ь, Э, Ю, Я
Alifbeetada Kiriiliga

Alifbeetada Kiriiliga (Af-Ingiriisi: Cyrillic alphabet, Af-Ingiriisi IPA: /sɪˈrɪlɪk/) waa alifbeetada Slavik-ga hooyo. Hadda waxa loo isticmaalaa in lagu qoro Ruush, Yukraynian, Belarusian, Rusyn, Bulgaariya, Makedoniya iyo inta badan luqadaha Koonfurta Slavik. Waxaa la sameeyay Boqortooyadii Bulgaariya ee ugu horeysay qarnigii 10aad. Midowgii Soofiyeeti wuxuu sameeyay luqado badan oo aan Slavik ahayn oo ku yaal Kaukasus, Siberiya, Aasiyada Dhexe iyo waqooyiga Ruushka in lagu qoro Kiriil.