SMS
Appearance
SMS (afingiriis:SMS, afcarabi: الرسالة القصيرة )waa adeega farriimaha gaagaban ee laysu diro ama lays waydaarsado waxana lagasoo gaabiyaya kalmadaha (Short message service ) waxana laga qoraa badhamada talfoonka laqaato,
kuma koobna kaliya in taleefan gacmeedka laga diro ee sidoo kale waayadaan waxaa adeegsada shirkadaha doonaya in ogaysiino u sameeyaan macaamiishooda, taasoo ay u marinayaan internetka iyagoo iska bixinaya qarash aad u yar, waxay u diri karan hal ilaa boqolaal qof markiiba,
Fariinta gaaban waxay noqotay xayasiin ay ka faaidaystaan shirkadaha isgarsiinta iyagoo u diraya macaamiishooda hadba adeega iyo beec jabinta cusubee ay sameeyeen, ama qalabka shaqada ay ku soo kordhiyeen.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/f3/SMS_test.jpg/220px-SMS_test.jpg)