Xiliga aqoondirsadka Reer Galbeed
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Xiliga Ifbixinta Reer Galbeed)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cb/Salon_de_Madame_Geoffrin.jpg/220px-Salon_de_Madame_Geoffrin.jpg)
Xiliga aqoondirsadka Reer Galbeed (af-ingiriis Age of Enlightenment) waxay ahayd dhaqdhaqaaq ku saabsan waxgaradka iyo cilmiga waaya-aragtida ee qaarada Yurub ee socday qarniyda u dhexaysa qarniga 17aad ilaa 18aad. Hiigsiga dhaqdhaqaaqas waxay ahayd in janjeerada kutiro-kuteenka la wiiqo iyo ifbixinta aqoonta ee laga ceshado dhinacyada ifafaalada khibrada iyo dabiiciga, iyo macquulka iyo mulxidnimada dhanka dawladda.[1]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Reill, Peter Hanns, and Wilson, Ellen Judy. Encyclopædia of the Enlightenment. (2nd ed. 2004). 670 pp.