Jump to content

SMS

Ka Wikipedia
SMS

SMS (afingiriis: SMS, afcarabi: الرسالة القصيرة) waa adeega farriimaha gaagaban ee laysu diro ama lays waydaarsado waxana lagasoo gaabiyaya kalmadaha (Short message service) waxana laga qoraa badhamada talfoonka laqaato, kuma koobna kaliya in taleefan gacmeedka laga diro ee sidoo kale waayadaan waxaa adeegsada shirkadaha doonaya in ogaysiino u sameeyaan macaamiishooda, taasoo ay u marinayaan internetka iyagoo iska bixinaya qarash aad u yar, waxay u diri karan hal ilaa boqolaal qof markiiba,

Fariinta gaaban waxay noqotay xayasiin ay ka faaidaystaan shirkadaha isgarsiinta iyagoo u diraya macaamiishooda hadba adeega iyo beec jabinta cusubee ay sameeyeen, ama qalabka shaqada ay ku soo kordhiyeen.